Afhayeenka Jabhadda ONLF oo ka degay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayey Afhayeenka Jabhadda ONLF C/qaadir Hirmooge (Caddaani) ayaa galabta ka degay magaalada addis ababa ee dalka Itoobiya. Caddaani iyo xubnaha la socday oo ka soo duulay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa Addis Ababa ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Itoobiya iyo xubno kale. Saacado ka hor booqashadiisa ayaa Jabhadda … Continue reading Afhayeenka Jabhadda ONLF oo ka degay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)